Sonkorow

 

Sonkorowga hadii oow kugu dhaco dhiiga macaanka ayaa kor u kacaayo. Waxay ku dhici kartaa qofkasta ee adduunka ku nool. Waxey ku dhici kartaa da’kastaba.

Qoraalka soosocda waxaa laga soo qaatay websateka Adeegga Caafimaadka Qaranka ee (NHS) faahfaahin dheraad ah raac website kan:

http://www.nhs.uk/Conditions/Diabetes/Pages/Diabetes.aspx

http://www.nhs.uk/Conditions/Diabetes/Pages/Diabetes.aspx

Sonkorta waa labo nooc mid waa tan badanaaba dadka ku dhacdo ee nooca sonkorowga 1waad iyo nooca 2 labaad ee sonkorowga.

Nooca 2 labaad ee sonkorowga ayaa badanaaba dadka aad ugu dhaco eena ka badan tan nooca 1 waad sida eey dadka ugu dhacdo.  Wadankan UK, qiyaas 90% dadka waaweyn ee qaba sonkorowgu waxay leeyihiin nooca 2 labaad.

https://www.diabetes.org.uk/Other_languages/Somali/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.