Aririmaha Caafimaadka

Website kan waxaan aad uga hadleeynaa arrimaha caafimaadka ee dumarka ey xiiseeyaan ama ey daneyaan yar iyo weynba iyo caruurta  caafimaadkooda yar yarka iyo kuwa waaweynba.

Qaas ahaan waxaan ka hadleynaa arimaha ku saabsan dumarka  waa weyn waxyaaba saameeya ee ka mid ah menopause, ama marka dumarka ow ka istaago dhiiga ama caadadda ee anaga aan tixgelinino maadadan ee loo baahanyahay in la’wargeliyo dumarka Soomaalida si fiican.

Qorayaalka websitekan waxaan cadeeynaynaa inaanan dhaqaatiir aysan aheyn, ee arimaha ama talooyinka aan ka hadleyno ama aan dadka siineyno ay tahay qibrad anaga aan soo marnay iyo cilmi baaris dheer ee aan sameeynay, ee ku xiran website ka  caafimaadka ee sida Adeegga Caafimaadka Qaranka (NHS).

Hadii aad ka wel welsantahay caafimaadkaaga ama ey jiraan wax yaabo aadan isku arki jirin ee ku saabsan caafimaadka la’ xiriir golaha caafimaadka ama dhaqtarkaaga – wadanka Ingiriiska caadi ahaan waa GP ga Dhaqtarka Guud ee ah dhaqtarka familka.  Ama hadii aad u baahantahay adeegyada gargaarka deg dega ah UK, Ingiriiska, waxaad waceeysaa lambarkan 999; USA, Ameerika 911; European Countries, wadamaadka Yurubka kale 112.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.