Recipes (in Somali)

Cunnooyinka

Cunto caafimaad leh waa qayb aad muhiim ugu ah qaab nololeedka caafimaadka qaba. Waxaa maalmahan si aad ah loo hadal hayaa dadka guud ahaan, gaar ahaan caruurta miisaanka culus, iyo dhamaan dhibaatooyinka caafimaad ee ay tani keento.

Dadka qaarkiis waxay u maleynayaan in cuntada caafimaadka leh aysan aheyn mid dhadhan fiican leh ama ay adagtahay in la kariyo, hase yeeshee tani maahan inay sidaas ahaato. Waxaan ku soo darnay boggaga ku xira hoosta xulashada habka cuntada ee waxyaabaha adiga kuu fiican adigoon u baahnayn inaad khabiir ku ahaato karinta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.