Boga Hore

doctorscarrying woodsomali flagWoman PC220px-Somwomldn

Wali waan joognaa, lix sano kadib markii aan bilownay degelkeenna “Hab-nololeedka Haweenka Soomaaliyeed” si aan uga soo hadalno arrimaha khuseeya haweenka Soomaaliyeed ee adduunka oo dhan.

Kuwii idinka mid ah ee horey u soo booqday websitekeena ayaa laga yaabaa inay u maleeyeen in waxyaabaha ku jira ay ahaayeen kuwo dib loogu soo noqon. taasi run, waanu aamusnaanay mudo dheer – LAKIINSE HADA WAQTI BADAN AYAAN HAYSANAA SABABTOO AH COVID-19 KA. WAXYAABO AYAAN KA BADALAYNAA

Boggan waxaa lagu soo saaray Ingiriis, iyadoo isla markaana ay barbar socoto nuqulka Afka Soomaaliga. Fadlan dhagsii calamada luuqada ee ku qoran si aad ugu kala bedesho luuqadaha.

Waxaan rajeyneynaa inaan hadda ku darno waxyaabo dheeraad ah xilliyada soo socda, haddaba nala joog. Waxaan horeyba uga-hadalnay arrimaha sida:

– Caafimaadka, iyo gaar ahaan markoow dhiiga kaa dhamaado/ ama caaddada kaa is taagto.

– Qoyska

– Karinta

– Fursado xaga Shaqada, iyo waxyaabo dheeraad ah!

Fadlan waxii ra’yi ah ku noogu soo qor halka hoose, ama email noogu soo dir somaliwomenslifestyle@gmail.com

Haddii aad rabto inaad jeceshahay inaad ku xayeysiyeyso website-keena fadlan nagala soo xiriir:somaliwomenslifestyle@gmail.com

Waanu kula soo xidhiidhi doonaa sida ugu dhakhsaha badan. TEEDA KALE FIIRI CHANNELKENA YOUTUBE: https://www.youtube.com/channel/UCL47hvG2D-hpT38DMXhb6jg/videos

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.