Coronavirus – COVID-19

Qof kasta waa in oow ogaadaa cudurka Coronavirus ee ku faafay aduunka oo dhan ilaa iyo horaantii 2020. Ilaa 19kii Abriil waxaa ku geeriyooday dad ka badan 160,000. Dadka qabaana ay ka badan yahiin 2.3 milyan oo adduunka oo dhan nool. UK oo keliya ayaa inka badan 16,000 qofood ku geeriyootay isbitaalka keliya una dhintay jiradaan ee coronaviruska, kumankun oo kalena eey ku geeriyoodeen guryaha daryeelka iyo meelo kale.

Dowladaha aduunka ayaa siyaabo kala duwan ula degaalamaaya si ay isugu dayaan in ey kontorolaan faafinta cudurkan ee coranviruska iyo sida nolosha aadamka loo ilaalin lahaa, iyagoo isku dayaya inay ilaaliyaan dhaqaalaha iyo nolol maalmeedka.

https://assets.publishing.service.gov.uk/government/uploads/system/uploads/attachment_data/file/878444/coronavirus-leaflet-somali.pdf

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.