Employment (in Somali)

Shaqaalaynta

Shuruucda iyo xeerarka khuseeya xuquuqda shaqada, lacag bixinta, cashuurta, iyo xaaladaha shaqadu way ka duwan yihiin hadba waddanka aad ku nooshahay.

Gudaha Boqortooyada Midowday shuruucda waxaa laga heli karaa iyadoo la tixraacayo hagitaanka dawladda ee bogagga internetka sida ‘for Job Center’ ee hoos ku yaal Haddii kale waxaad doorbidi kartaa inaad tagto Xarunta Shaqada ee kuugu dhow si aad toos ugala hadasho shaqada.

https://www.gov.uk/contact-jobcentre-plus

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.