Menopause Discussion Video (in Somali)

Fiidiyogan waxaan rabaa in aan ka hadlo waxyaabaha aan aniga qibrada u leeyahay ee ku saabsan marka dumarka ay caadadda ama dhiiga /xeydka kaa istaagto iyo calaamaddaha qaarkood ee lagu ogaado. Ingiriiskana waxeey dhahaan menopause. Waxaan rajeynayaa in aad cawimaad ka heshaan marxaladahan, marka aad xaaladan maraysaan ee noloshaada gaarto waqtigan. Mahadsantahay daawashadaadda markastaba. Fadlan ka hadal waxa ra’yigaagga yahayba.

LINK TO YOUTUBE VIDEO HERE

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.